Qarax ay ku dhinteen raggii aasayey oo ka dhacay degaan ka tirsan Hiiraan (Sawirro)

Saddax qof ayaa ku geeriyooday qarax miino oo galabta ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Somalia. Ragga dhintay ayaa la sheegay inay la qaraxday miino ay ku aasayeen degaanka Baar-dhabaq oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Meydadka raggan oo goo’goo’ay ayaa daadsanaa dhul baaxad leh oo ku dhowaa goobta ay … Continue reading Qarax ay ku dhinteen raggii aasayey oo ka dhacay degaan ka tirsan Hiiraan (Sawirro)